https://www.youtube .com/watch?v=QnYh8YOxw40
waa casharkii sedaxaad ee basic accounting
Related posts:
Golden guidelines of Accounting #shorts
Process and basis of accounting | Accounts | class - 11
Small Business Accounting
Class 11 Accounts Chapter 1 | Introduction to Accounting Full Chapter Explanation
The Best Small Business Accounts Book, Non-VAT (Monthly)
Journal entrances part-3|Financial audit
Accounting Journal Entries|Basic Journal Entries Part -6|#shorts #viral #ytshorts
THE SECRET LEVELS - Accounting + (VR)
Small Business Accounting - TheTaxGuy.xyz
Small Business Accounting Q&A with Michelle Harris of ASolution4U Consulting
Accounting Checklist for your Business
Why You Should Hire an Accountant for Your Small Business|Mommy Negosyo
Mnshalllh go forward wl Aqonyahan Ahmet Abdi Ahmet
Sanad kadib…isoo qawo hala yaabee 0616871404
MaanshaAllah جزاك الله خيرا
mansha allah macalin
Good
Ahmet cadawe😂😂😂
thanks walaal inbadan keep going
Masha allaah waad fiicantahay walaal I yar focus gareey sharxaada
Dr=in
Cr=out
Wixi kuso galaba wa Dr=debit
Wixi inaga baxana wa Cr=credit
There’s 5mian accounts kuwa o kala ah
1-ASSETS
2-EXPENSES
3 -LIABILITIES
4-REVENUE
5-CAPITAL
Wxa lashegaa in accoun-dana an 5 kushegay mararka qar inay 6 noqdaan wxana 6 kunoqonayo waxa loyaqano WITHDRAWN
Markay 6 noqdan wxay ukala baxayan 3 Dr kasiyado iyo 3 credit casiyado. Accoun name iyo halka ay kasiyadaan wan kuhos qorayaa insha allah sifcn igula fiiriya asxaabta
Assets dr+ cr-
Expenses dr+ cr-
Withdraw dr+ cr-
Liabilities cr+ dr-
Revenue cr+ dr-
Capital cr+ dr-
Hadi ad intaa un fahanto there will nothing can distribute you to get the tricks of accountants
Wxn rajenaya inad fahmi dontaan adbaad umahadsanthn
Thanks
There was disturb or hang
sorry for the
@Mukhtar Hajji sxb miyaad barataa adu aniga school dhameeyay inaan accountig barto baan jeclahay
@Rikardo Stalin asc zxb Anigana schoolka waan dhameeyay inaan accounting Bartaa doonaaya Xagee joogtaa adiga zxb
Expenses wuuu inaga baxe ma credit ba revenue wuu ina sogale ma debit ba nio intaanad dadka wax la wadagi adigu iso soo sax
😂😂😂😂😂
Maasha Allaah, halkaa ka wad mudane.
Debit means left and credit means right.
Masha’Allah. Really amazing. I liked the way you explained. But I couldn’t find some FA topics like manufacturing accounts, cash flow statements, company accounts, financial statement analysis and also depreciation accounts. Kindly where can I find those?.
You can find in channle palylist specailly ACCOUNTING FOLDER
Wll Ahmed Allah ka Abaal mariyo sida aad noo cawinaysid
Oct 31 deynta aad bixiney 68000 waye
halka kalana waxa naga yaraadaay 6800
meshaa qalada ku jira
total cash ku laabo ustaad
thnks
Horeeusocda
M a ustaad qeyr allha ku siyo ani hada ayan barta kisto wan ku wareray lkn waqti badan aya ku bixiye ugu danbeyn wa u dhaman raba alle mahada iska leh wx badan neh wan ka faidey alha kuku mabado wx ad ku faraxdo waqtiga no hurtay
siyaro kooban
account recevable waa daynta lagu leeyahay qofka shakhsiga ah account payable waa daynta lagu leeyahay shirkada laftarkeeda
♥️mashalh
Asc wll waxaa rabaa barashada accounting da fadlan ila soo xariira xadad bixineysaa
masha allaha